Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa, Wakiilka

By A Mystery Man Writer

Muqdisho – Isaga oo ka qeyb galaya Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay dhismaha hay’ado isla xisaabtanka iyo hufnaanta leh, wuxuuna soo dhoweeyay horumarka uu dalka ka sameeyay dhinacyadan. “Musuqmaasuqu wuxuu caqabad wayn ku yahay horumarka. Wuxuu wiiqayaa dedaallada ku aaddan dowlad-dhisidda, nabadda iyo dib-u-heshiisiinta.

PDF) Aragtida Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Noocyada Musuqmaasuq ee ka jira Puntland

Abaalmarinta caalamiga ah ee Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ee heer sare ee la dagaalanka musuqmaasuqa…

Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa, Wakiilka Qaramada Midoobay oo iftiimiyay muhiimadda hay'ado adag oo lala xisaabtami karo

marqaati

Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa, Wakiilka Qaramada Midoobay oo iftiimiyay muhiimadda hay'ado adag oo lala xisaabtami karo

Independent Anti-Corruption Commission Somalia

Deeq A.'s Content - Page 302 - Somali Forum - Somalia Online

QM waxay soo dhoweyneysaa talaabooyinka ay dhowaan qaaadday Dowladda Federaalka ah ee la-dagaallanka musuq-maasuqa

Deeq A.'s Content - Page 236 - Somali Forum - Somalia Online

Warbixinta Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud James Swan u jeediyay Golaha Ammaanka ee ku saabsan xaaladda Soomaaliya

Halkee ayuu ku dambeyn doonaa la dagaalanka musuqmaasuqa ee dowladda Soomaaliya? - BBC News Somali

©2016-2024, doctommy.com, Inc. or its affiliates